Skip to main content

Must read Terms of Service & Privacy Policy and be at least 18

Must read Terms of Service & Privacy Policy and be at least 18

Somali - Xiriirka waraaqaha maxaabiista

WriteAPrisoner.com - waa meel ka caawinaysa maxaabiista siday u heli lahaayeen dad dhab oo ay la xiriiraan. Maxaabiista cidloonaysa ee rag iyo dumarba leh ayaa si xad dhaaf ah noo adeegsada si ay u helaan saaxiibbo ka baxsan kidaarka xabsiga. dadka aad halkan kula kulmi doontaa waa dad kala geddisan - xagga da'da, meelaha ay ku nool yihiin iyo weliba laba daraale sababta ay u xiranyihiin. Waxa keli ah ee ka dhaxeeyaa waa cidlada ay tabayaan iy baahida ay u qabaan saaxiibtinimo.

Kumanaan maxaabiis ah oo rag iyo dumarba leh oo lagu ilaabay xabsiga qaranka, gobolka, degmada ama xabsiyada yar yar iyo kuwa ku xiran qurbaha iyo dalalka dibedda

Rag iyo dumar maxaabissta ku jirta xabsiga ma helaan waraaqo sida badan waxanay ku xeraysan yihiin qol 23 saacadood maalintii. Qaar waxay saf ugu jiraan sidii nafta looga qaadi lahaa. Qaarna qol go'doon ah ayey ku xiran yihiin. Waxa kale oo aad halkan ka heli kartaa qaar u xiran siyaasad iyo maxaabiis dagaal. Xiriirka qoraalku waa xiriirka qudha ee ay haystaan. Wehel ma heli karaan, gaar ahaan kuwa ku xukuman dilka ee ka takooran maxaabiista kale.La xiriirka qoraalka ah ee maxaabiistu waa khayr aad gudatay intaad nooshahay.Min fadlak ma la xiriiri kartaa oo ma u qori kartaa maxbuus maanta?

Galkan ka gal WriteAPrisoner.com​